Raadinta Booskaaga Ganacsiga
King County waxay heshay ogolaansho kasoo baxay Xoghayaha Waaxda Caafimaadka ee Gobalka Washington si ay ugu gudubto Wajiga 2 aad ee Qorshaha Biloowga Amaanka ah ee Gudoomiyaha gobalka, kaasoo u sahlaaya ganacsiyada qaar iyo shaqooyinku inay kordhiyaan shaqooyinkooda ayagoo sidoo kale yaraynaaya tirada dadka goobta imaanaaya, taasoo loogu yeero “Booska” sida ku cad qorshaha dib u furida. Erayga farsamada ayaa ah “booska qofka.” Ka fiiri qorshaha Wajiga 2 aad ee la ogolaaday halkaan tilmaanta dib u furida gobalkana waxaad ka helaysaa halkaan.